Duration 15:52

Ck iyo udgoon oo surprise ii sameey

98 643 watched
0
9 K
Published 21 Aug 2020

waad kumahadsantahay daawashada muqaalkan !! halkan ka iibso protein ugu fiican somalia https://fastgrowprotein.com/ fadlan channelka subscribe saar /shuayb8pack i can not wait 100k iguso darso instagram shuayb_8pack IG https://www.instagram.com/shuayb_8pack/

Category

Show more

Comments - 661
  • @
    @shuayb8pack4 years ago Mahadsanidiin dhamaantiin idinka ayaan wax idinku ahay insha allah dadadal badan ayaan muujin donaa. 754
  • @
    @queennawaal21534 years ago Congratulations to you my brother i just love him, he is simple man. 1
  • @
    @ubahisse53374 years ago Ck waxathy wiil qalbi wanasan oo waliba talanti leh oo garasho leh hambalyo shuceyb keep going from mareykan full respect. 20
  • @
    @nacimaiman4 years ago Hambalyoshuayp 8 pack for k i wish one million subscribers.
  • @
    @maryamomaria22884 years ago Team ck hdanahay inan dadka ka farxino was cadena king ck masul guleyso wligaawll shuceb hablyo adigana hormar wcn ku rajenya. 81
  • @
    @Shaxshaxlow51944 years ago 20k markaad mareysay iyo hadaan kula socdaa shuceyb bow xaan kamudanahy pro. 59
  • @
    @princessaamina65524 years ago Hdaa nahnay ck family intaas inkabdan ayaad naga mudanthy my brother ck family nulaada & 12
  • @
    @Sharmakeismaiel4 years ago Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janalkeega. 31
  • @
    @xamsecisman4394 years ago Waar nio somalinimadu wataa wllhi wa gob somaliyi anon kala qaadayn in gacmaha lays qabsado ayaa ino balanamillion times wllo shucayb. 4
  • @
    @xafsafaysal54444 years ago Shuceyb masha allah sharafa ledahay wajigada waxa laga aqrista iyo akhlaqdada waa isku mid madan bururin gabdhaha madan ku dhag dhagin gacanta shafka kadaratay . ...Expand 2
  • @
    @xeydarpoi74 years ago Wa malin jimca ah jimcaha dartiis wll like iigu saar reply iso gal hdad adigana dooneso inan ku saaro
    an isla shaqeyno.
    37
  • @
    @hamdacadeeyhamda36294 years ago Hambalyo wllken you deserve to reach 100k and more than. 11
  • @
    @waligaawanaagsanow18754 years ago C. K inuu nin qalbi fcn yahay wax daah idinka saaran miyaa wa mayaa
    shuceyb 10pack keep it up hogamiye.
    1
  • @
    @ubahadam22254 years ago Hanblyo wllo shucayb intas iyo inkabdn bad bn ku rajayn insha allah hormar wcn wllo. 3
  • @
    @farxaanchannel88014 years ago Keep going shuceyb 8pack hampalyo waxaa kuu rajeenaa 200k wax ka badan l. A. 1
  • @
    @user-jv7bt3fk4t4 years ago Walaahi aboow aad iyo ayaan kugu faraxsanahy runti waad u qalantaa waadna istaa hishaa 100k iyo inkabadan runti hanbalyo ayaan ku leeyahy farxadaada waa farxadeena horay u soco.
  • @
    @liyozom37404 years ago Hanbalyo shuayb8pack 100k horey u soco wllakay.
  • @
    @halimahashaash56294 years ago Shuceyb 8 back kaliya ma dhisane sida hadalka degnaan lugu dhageysto na waa taqaanna sxboow arma hooyada ka doonaa
    legend of legends.
  • @
    @ayaansahalyuusuf94824 years ago Wlhi wan jclhy asaxabtaan oo kle so funny mnsha alh queen' s kings. 2
  • @
    @sawaarabbeofficialsaabka21404 years ago Waan ku faraxsanahay 100k hambalyo wllo shuceyb waxad ku santahay walaakey shuceyb. 1
  • @
    @smilyqurax42154 years ago Hambalyoo wlky shueib anii wax suga million ck i. A illaxayow ituus.
  • @
    @daahirwacaysciisedaahirwac39134 years ago Shuayb8back xaflad kadis ah woow masha, allah. 6
  • @
    @sabadsabriye68414 years ago Masha allha shuayb 8pack hambalyo 1k aad karday wll qaali ah hormar wacan horey u soco waxaa u rajen nayaa inta ka badan insha allha.
  • @
    @queenaragsanofficial27394 years ago Masha. Alah qofkasto oo waraxsan waa iska wlhi hambalyo shuyep waa kula jogna ck family hadanahy hambalyo keep going bro.
  • @
    @naciimacllahi4 years ago Shuceyb waa qof degan dacadna umuuqda dadka faraha kahoreya uma muqdo horey usocod wngsn kurajeyna walal.
  • @
    @drmusdhafachannel85174 years ago 8 pack family qalbiga idinka salamay gacmaha waa qalfoofee. 11
  • @
    @maxamediskoocade99234 years ago Sxp shuceyb wxaan kugu soo xirmy adigoo mareyzid 30k sxp 100k in kadan kuu rajeynaa 1m i, a sida ugu dhaqsiya badan pro respect.
  • @
    @hamdiyanaaragsan28874 years ago Shuabow lova kugu ahy masha allah yaqeey mar walba ano wax so qorin le ku daawadaa hambalyooo.
  • @
    @safiyasafiya6024 years ago Masha allah hambalyo wllky shuayb8pack keep going bro.
  • @
    @hibonuura15424 years ago Hambalyo wll keen shucayib 8back keep going pro. 1
  • @
    @mahad_abdi74774 years ago Waxaan is dhahayay whey protein buu surbrice oga dhigi raby.
  • @
    @hamdiesa77084 years ago Congratulations wllky qali shucayb 8 pack intas iyo ka badan bn kuu rajayn.
  • @
    @mahamedaliyi43084 years ago keega waad wasteen kulahaa wasmo ayaa lamaryaaba dhagahiibaa nawasakhoobay wlhi 48
  • @
    @jackplayer62404 years ago Hamblyo 8back 1milyan ayaan kuu raajenayaa i. N bro hadaan nahay team ck farxada ayaan ka talina mar kastaba keep going bro.
  • @
    @amaalmire32674 years ago Masha allaah wllhi waxaa tahay qof qalbi fiican guuleeso inbadan shuceyb.
  • @
    @hujuumlastking13904 years ago M. A m. A keep going sh8pack im proud to be one of your fun really my broh. 1
  • @
    @drmusdhafachannel85174 years ago Ck wllhi waa saaxib inbdn qalbi fcn leh. 11
  • @
    @zuuzanofficial46704 years ago Masha allah alle haku dhowroh shuceyb 8pack hamblyo brother. 1
  • @
    @cabdiraxaiimcismaancalial88784 years ago Masha allah sxbkey shuayb8pack hambalayo asxaabta dhamaan waan idiin salaamay.
  • @
    @shafaarmoha94794 years ago Hanbalyo shuceyb farxadaadu waa farxadeeba manshallh.
  • @
    @cumaralbaizani77924 years ago Shuceyb 8 back keep going. Ckeeyow youtup ka wad kamqantahy wad cajistay niyo.
  • @
    @sihaamhusseinfaarax27964 years ago Hambalyo wll shuayb8pack inta iyo in ka badan baan ku rajayn guulayso.
  • @
    @falisfatush5364 years ago M. A hamplyo shuayb in kaztoo aankala soo daahnay 100k hdna dadaal fcn uyaad muujiso horey usoco.
  • @
    @shukrisheekochannel22104 years ago Masha allaah hambalyo guul wacan walala. 1
  • @
    @adnoasad29964 years ago Shuayb waan uheesan jiray shaqsi is la weyn lakiin markaan hada arkay waxaan uqiray ino haya shaqsi qalpi wangzan m. A poweh 100k in kabadan ka sugeyna.
  • @
    @fadxiaabdullahimuse21894 years ago Wlky shuceyb 8pack intaas iyo in kabadanba waad u qalantaa horumar wacan.
  • @
    @safiyo85234 years ago Mashlh keep going brother nin respect badna baathy one love. 4
  • @
    @namelos29634 years ago Walaahi shuayb 1 milyan baan siin laha hadaan awoodo horumar wacan my brother.
  • @
    @aliyaaabdirizak21854 years ago My brother uh deserve more than that walalkey shuayb 8 pack legend libaaxa. 25
  • @
    @farxiyoqalbiuroon37494 years ago Msha allah gabarta sidu usalamay iyada ku soo hadey mahe walal siidas ku soco wiil fcn ayad tahy aduunkan waa labo beri. 1
  • @
    @caawirliik11134 years ago Hambalyo shucayb sxb nin qaaliya one and only one guulayso.
  • @
    @cabdifataaxwadani71024 years ago Wlhi shucayb muxtarim waye waxan arkayay gabdhaha sida u usalamayay gacanta xabadka saranayay o kor ayu ka salamayay ragana xabadka ayu gelinayay. 1
  • @
    @marian47182 years ago Ck 1m wuu gaare aan ku so xasuusiyo shucep.
  • @
    @DARMAAN14 years ago Hambalyo shuceyb sxb hore u soco inta in ka badan ku rajeenayaa.
  • @
    @salaadcalidhuhulow2184 years ago Shucayboow ck maka cabsoonee alab wayn aad ugu xaaqdee hh kaftan lee waaye bro hambalyo. 1
  • @
    @kinsidiiriye31254 years ago Waaw ck waan kaahaynaa
    ck fimly dad nool.
    15
  • @
    @Hanaa-ts6yv4 years ago Kabadan ayuba u qalma shuceb somaliyey hagarta dayaa wiilka halo koco.
  • @
    @xamdiabdulle58204 years ago Mansha allaah wllkey hambalyo farxada waan kula darenay intan iyo in ka badan waan kaa sugeynaa guul wacan.
  • @
    @maariaali96234 years ago Hambalyo abowe shucayb wan ku faraxsanahy guushada intaas iyo in kabadan ayaan allah kaga rajaynaya.
  • @
    @haniyetachannel58973 years ago Shuay inuu suldan serar u egyahay ma igu raacdeenlove you prro.
  • @
    @xamdimahdi87384 years ago Wow hmplyo shuayb8pack intaa in kbdn kurajena wll qaliya allha kuxafido kuaminsanhy runtii tagerahga 1 ahy nolow.
  • @
    @abdullahimohamed11154 years ago M. A wllkey m. A 8 pack nin weyn respect bro. 5
  • @
    @aliadeh73284 years ago Wr udgontan ilkaha hose fanaxda kuleh mxey thy.
  • @
    @cayuuniqurux39514 years ago M. A wlhi aad ugu farax sanahay my bro allaha ku xafido my king iinasha allaha inataan inkabada ayaan kuu rajeynaa hore u soco aad ku jecelahy ina hooyo faraxadad waa farxadayda my king.
  • @
    @hodandaahir42554 years ago Hambalyo masha allaah masha allaah wllkey hambalyo wcn oo wngsn guul iyo guul iyo bobonimo iyo farxada ku waar waligahambalyo wllkey. 1
  • @
    @hoodosaeed60644 years ago Ck kartidaada hadaad ugu faa iidayn
    lahayd diintaada waywanaag sanaan lahay sidaasaa kuu badbaado roonn.
    1
  • @
    @abdirahmankulow78584 years ago Masha allah keep going walal shuceyb 8back.
  • @
    @amaalmb11024 years ago Masha allah hambalyo abowe qali anigane wan rajeyna in an sidada oo kale noqdo in sha allah.
  • @
    @mio6294 years ago Thanks ck and eedada qaban qaabisey io dhamaan asxaabta. 1
  • @
    @saousandidar32344 years ago Mashaaallah hore u soco shucayb and ck walaalo qaali ah.
  • @
    @mazcudmohamet70464 years ago Congratulations
    bro shuayb keep going.
  • @
    @somaliachannal54424 years ago Waxaan xasuustaa adoo maraayo 47k kugu soo biray ilaa just kula zocdaa mb yaalka dhan adaa iga qadataybro. 3